https://www.premierbank.so/

‘Shidaalka Soomaalilaand labanlaab waxa ka jaban Jigjiga oo bilaa bad ah!

Xoghaya Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Yuusuf Kayse Cabdillaahi ayaa ka hadlay kor u kaca Shidaalka iyo Maciishada,isbarbardhigna ku sameeyay qiimaha Shidaalka ee magaalooyinka Hargeysa, Muqdisho iyo Jigjoga

 

 

https://www.premierbank.so/