https://www.premierbank.so/

Samsam Waddani oo shacabka, Xukuumadda iyo Mucaaradka SL usoo jeedisay inay nabadda adkaystaan.

 

Samsam wadani oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadashay,mudaharadadii dalka ka dhacay ,geesta kalena waxay sheegtay in dowlada Somaliya ay markasta oo qalalaasa siyaasadeed uu ka dhaco Somaliland ay ka faaideysato

 

https://www.premierbank.so/