Muqtaar Roobow ayaa sheegay in xarunta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somalia aysan la heyn Masaajid
0 Comments
Sheikh Muqtaar Roobow ayaa sheegay in xarunta Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya aysan la heyn Masaajid lagu Tukado waqtiga Shaqada lagu jiro.