Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo maraykanka oo ka wada-hadlay dagaalka ka dhan ah alshabaab.
0 Comments
Madaxweynaha dawlada federaalka Soomaliya oo ku sugnaa dalka Maraykanka maalmihii ugu danbeeyay ayaa kulan la qaatay madaxwenaha Maraykanka,kulankaas oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab