https://www.premierbank.so/

Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka dayriyey xaaladda mustaqbalka Somaliland

iyo Somaliland hadii Somaliya ay diido in Somaliland laga qaado Afti shacab.

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland ayaa sheegay in hadii arrintaasi dhici waydo in mustaqbalka laba dal uu noqon doono mid uu ku daato dhiiig badan sida uu hadalka u dhigay.

Madaxwayne ku xigeenka Somaliland waxa uu bogaadiyey madaxwaynaha Somaliland iyo guddigii la socotay ee Jabuuti kaga qayb galay wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya . waxa uu sheegay  in qaddiyada Somaliland aanay ahayn mid siyaasi ah balse ay tahay go’aan shacab.

Mudane Axmed Yusuf Yaasin Oo Hadalkiisa Sii Wata Waxa U Sheegay In Aanay Suurtogal Ahayn In Somaliland Ee Ku Xardhanyahay Calanka Taxwiixda In Aan Hoos Loo Dhigayn  Laguna Badelo Calanka Buluug Ah Ee Somaliya, Waxanu Tilmaamay In Aanay Xataa Duruufkasta Oo Timaada Aan Loo Dajinayn..

Ugu Danabayn Madaxweyne Kuxigeenkii Hore Waxa Kale Oou Sheegay In Mudooyinkii U Danbeyey Somaliland Ay Ku  Jireen Farogalin Siyaasadeed Oo Aanay Sheegay Cidda Soo Farogalisay Oo U Ku Tilmaamay In La Doonayo In La Kala Jajabiyo Qaranimada Somaliland, Waxanu Bulshada Kula Taliyay Inay Ilaalashadaan Qaranimadooda Sida U Hadalka U Dhigay

https://www.premierbank.so/