https://www.premierbank.so/

Maayir Cidin oo ka jawaabey eedaymo ay usoo jeediyeen bulshada reer Berbera

Maayarka magaalada Berbera oo ka mid ahaa maayarro kulan la qaatay gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen gudidaas.

https://www.premierbank.so/