Kongereeska Maraykanka ayaa la horkeenay sharci cusub oo dhigaya in la tixgeliyo furitaanka xafiis uu Maraykanku ku yeelanayo caasimadda Somaliland ee Hargeysa.