Ismaamul ka tirsan Itoobiya ayaa wajahaya xaalad waxbarasho oo halis ah. In ka badan afar milyan oo arday ayaa weli aan dib ugu laaban iskuullada sanadkan cusub.