https://www.premierbank.so/

Isla Markaana Ay Ku Dileen Dad Kor U Dhaafaya Ilaa 30 Ruux. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Ayaa Sheegtay Warbixinta Ay Soo Saartay Hay’adda Amnesty International Aysan Ahayn Mid Waafaqsan Xaaladda Uu Dalku Ku Jiro Isla-Markaana Ka Fog Xaqiiqada. Warmurtiyeed Ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Soo Saartay Oo Ay Uga Jawaabeyso Eedda Amnesty Ay Itoobiya U Soo Jeedisay Ayey Ku Sheegtay “Warbixintu Guud Ahaan Iney Tahay Mid Aan Ka Tarjumeyn Xaaladda Dalka Itoobiya Uu Wakhti Xaadirkan Uu Ku Sugan Yahay Wixi Ka Dambeeyey Marka Uu Isbeddel Ka Dhacay Itoobiya Talalabbooyinka Siyaasadeed Iyo Amni Ee Ay Dowladda Qaadday, Warbixintuna Ay Tahay Mid Hal Dhinac U Janjeerto”. Itoobiya Waxay Sheegtay Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha Ee Warbixinta Lagu Xusay Haddii Ay U Jiraan Sida Warbixinta Amnesty Lagu Sheegay Dowladda Iney U Saareyso Guddi Madax Bannaan Oo Soo Baara. Goobaha Warbixinta Lagu Sheegay Iney Xadgudubyo Xuquuqda Aadanaha Ka Dhaceen Dadaallada Xasilooni Iyo Amni Looga Soo Dabbaalayey Iney Iska Kaashadeen Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Deegaannada Isla-Markaana Si Buuxda Looga Qayb Geliyey Ururrada Bulshada Iyo Hoggaanka Diimaha. Wasaaraddu Waxaa Kale Oo Ay Sheegtay Ciidamada Gaashaan Dhigga, Booliska Federaalka Iyo Ciidamada Kale Ee Ammaanka Ee Deegaannada Ay Amnesty Sheegtay Iney Ka Dhaceen Xadgudbyada

Isla Markaana Ay Ku Dileen Dad Kor U Dhaafaya Ilaa 30 Ruux.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Ayaa Sheegtay Warbixinta Ay Soo Saartay Hay’adda Amnesty International Aysan Ahayn Mid Waafaqsan Xaaladda Uu Dalku Ku Jiro Isla-Markaana Ka Fog Xaqiiqada.

Warmurtiyeed Ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Soo Saartay Oo Ay Uga Jawaabeyso Eedda Amnesty Ay Itoobiya U Soo Jeedisay Ayey Ku Sheegtay “Warbixintu Guud Ahaan Iney Tahay Mid Aan Ka Tarjumeyn Xaaladda Dalka Itoobiya Uu Wakhti Xaadirkan Uu Ku Sugan Yahay Wixi Ka Dambeeyey Marka Uu Isbeddel Ka Dhacay Itoobiya Talalabbooyinka Siyaasadeed Iyo Amni Ee Ay Dowladda Qaadday, Warbixintuna Ay Tahay Mid Hal Dhinac U Janjeerto”.

Itoobiya Waxay Sheegtay Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha Ee Warbixinta Lagu Xusay Haddii Ay U Jiraan Sida Warbixinta Amnesty Lagu Sheegay Dowladda Iney U Saareyso Guddi Madax Bannaan Oo Soo Baara.

Goobaha Warbixinta Lagu Sheegay Iney Xadgudubyo Xuquuqda Aadanaha Ka Dhaceen Dadaallada Xasilooni Iyo Amni Looga Soo Dabbaalayey Iney Iska Kaashadeen Dowladda Dhexe Iyo Dowlad Deegaannada Isla-Markaana Si Buuxda Looga Qayb Geliyey Ururrada Bulshada Iyo Hoggaanka Diimaha.

Wasaaraddu Waxaa Kale Oo Ay Sheegtay Ciidamada Gaashaan Dhigga, Booliska Federaalka Iyo Ciidamada Kale Ee Ammaanka Ee Deegaannada Ay Amnesty Sheegtay Iney Ka Dhaceen Xadgudbyada

https://www.premierbank.so/