https://www.premierbank.so/

Hayada Shaqaalaha Dawlada JSL waxay baahinaysaa 8 kaalin shaqo oo ka banaan Cusbitaalka Wayn ee Hargeysa.

Gudoomiyaha haay,ada SHaqaalaha dawladda mudane farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in haay,adda shaqaalaha dawladu ay baahinayso boosas shaqo,kuwaasi oo ka bananaday cisbitaalka guud ee dawladda.waxaanu sheegay in kaalmahaasi ay u furan yihiin dhamaan cidkasta oo aqoonteed leh boosaskaasi,isla markaana waxa uu tilmaamay in la dhiirigalinyo haweenka inay usoo tartamaan kaalamhaasi.

Mudane faraax ayaa waxa uu sheegay in wixii shuruuda ee ku saabsan baahinta kaalmahaasi uu qofkastaa kala xidhiidho mareegta haaya,da shaqaaluhu ku leedahay barta Internetka,isagoona tilmaamay in kaalmahaasi cidkasta oo usoo tartanta lagu kala saari doono hab cadaaladeed sida uu hadalkiisa u dhigay.

Kaalmahan shaqo ee ka banaan cisbitaalka guud ee hargaysa waxay kala yihiin

 

1=Agaasime ku xigeenka guud ee hargaysa

2=Xidhidhiyaha qaybta dhakhaatirta iyo caafimaadka

3= KUxigeenka xidhidhiyaha dhakhaatirta iyo caafimaadka

4= Maamululaha maaliyada

5= maamulaha cududa shaqaalah

6= kuxigeenka cududa shaqalaha ah na madaxa kal kaaliyayaasha caafmaadka

7=Maamulaha waaxda dhimirka iyo xanuunada maskaxda

8= Qasnajiga cisbitaalka

 

 

https://www.premierbank.so/