Haweenka Xisbiga Waddani oo ka hadlay hablo lagu xidhay deegaan kale.
0 Comments
Gudoomiyaha Haweenka Xisbiga Waddani Ee Gobolka Maroodijeex Ayaa Cambaraysay Xadhiga Ay Xukumadu Kula Kacday 23-hablood Oo Ku Xidhan Xabsiga Gabiley.