https://www.premierbank.so/

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Ayaa Kulan Aan Caadi Ahayn Isugu Yeedhay Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Oo In Muddo Ah Fasax Ku Jiray.

Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax Oo 15ka Juun Warbaahinta Kula Hadlay Hargeysa Ayaa Ka Warbixiyey Ujeedada Kulan Degdeg Ah Ee Uu Xildhibaanada Golaha Isugu Yeedhay Waxanu Sheegay In Kulankaasi U Yahay Si Xildhibaanada Goluhu Ay Wajiibadkooda Dastuuriga Ha Ugu Gudan Lahayeen Labadii Xubnood Ee Xisbiyadda Mucaaridka Ugu Matali Lahaa Koomishanka Doorahooyinka.

Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Taageeray Khudbadii Madaxweyne Muus Biixi Ka Jeediyey Kulankii Wadda Hadalada Somaliya Iyo Somaliland Ee Dalka Jabuuti Waxanu Sheegay In Marka U Yimaado Wadda Hadal Lays Afgaran Karo Taasina Ay Dan U Tahay Labada Dhinac Waxanu Sidoo Kale Uu Meesha Ka Saaray In Lagu Kala Kacay Kulankaasi.