https://www.premierbank.so/

GUDIDA KA HORTAGA XANUUNKA IYOXAKAMAYNTA EE HERQARAN COVID 19 EE SOOMALILAND

HARGAYSA (CBA TV) Gudida xakamaynta xanuunka heerqaran ee covid 19 ayaa soo saaray qodobo ay ku xakamaynayaan kagana hortagay xanunka sida baan aduunka usaameeyay ee covid19 Wasiirka diinta iyo awgaafta Soomaliland SHeekh KHaliil Cabdilaahi Axmed oo goobata ka hadalay ayaa faafahin ka bixiyay qodobada ay soo saareen Gudidu Wasiirka ayaa sheegay in loo bahan yahay in lagu dhaqmo qodobadan soo socda

Nuxurka goo amada

1=Dhamaan Xafiisyada dawlada

2= Goobaha ganacsiga heerkasa oo ay leeyihiin

3= Sariibadaha Goobaha lagu iibiyo canaha

4= Hotelada iyo Makhayadaha

5= Goobaha wax barashada kuwa gaaraka loo leeyahay iyo kuwa dawliga ah ba

6= Jamacadaha iyo Masaajida iyo macaamadaha
7= Gaadiidka dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay
8=Basaska Gobolada iyo kuwa gaarka loo leeyahay

9= Tagaasida dhaweeye iyo Xafiisyada ganacsiga
10=Bananka iyo adeegyada lamida iyo Dhamaan goobaha haweenka lagu qurxiyo
wasiirka oo hadalkiisa sooataa ayaa ugu danbayntii waxu yidhi Cidkasta oo laga waayo afsaarka waxa loo aqoonsanaya inu yahay danbiile waxnu mutaysan doona ciqaad

https://www.premierbank.so/