Gaadiidleyda Baabuurta Hargeysa oo dhimay shidaalki ay ku shuban jireen baabuurta
0 Comments
Warbixin: gadiidleyda magaalada Hargeysa ayaa dhimay shidaalkii ay markii hore ku shubi jireen baabuurtooda sababo la xidhiidha qiimaha shidaalka ee kor u kacay.