HomeWararka ugu Waweyn“Dhakhatiirtu shacabka Somaliland waxay ku hayaan xasuuq, waxaana ay noqdeen maafiya aan naxayn” “Dhakhatiirtu shacabka Somaliland waxay ku hayaan xasuuq, waxaana ay noqdeen maafiya aan naxayn” By Hussein Jama November 21, 2022 0 Comments Xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay dhibaatada ay shacbka Somaliland ku hayaan dhakhatiirtu, waxaana xisbigu ugu baaqay golaha wakiilada inay sameeyaan xeer lagula xisaabtamo dhibaatada ay dhakhatiirtu u geysanayaan shacabka. Related Articles WararkaOctober 9, 2024 Wasiir hore maxamed Nuur Caraale Duur ayaa ka deyriyay colaadaha ka jira gobolada Bariga Somaliland WararkaOctober 9, 2024 “Maanta reer Gabiley waxay garteen inay codkooda ku doonaan gobolnimo.”Siyaasi Mursal Xayd, Gabiley WararkaOctober 9, 2024 Xisbiga Kulmiye oo xafiisyo cusub ka furtay magaalada Burco. More in Wararka ugu Waweyn Wariye Nicmo Cabdi Oo CBA TV Uga Sheekaysay Dhacdooyin Xanuun badan oo ay goobjoog u aheed, March 23, 2022