https://www.premierbank.so/

Dawlada Itoobiya ayaa mar kale ku celisay inayna ka hadhi doonin helitaanka bad ay leedahay, iyadoo taliska ciidamadeeduna ay sheegeen in ciidanku difaaci doonan danaha Itoobiya