https://www.premierbank.so/

“Dawarsigu waa xaaraan. Qofka shaqo ka dhigtana maalin walba waxa uu guranayaa dhuxul dab ah” Sh. Cabdillaahi Iid, oo ka hadlay dhacdooyinka shisheeyaha ka dawarsada Hargeysa