Dadkayaga mudaharaadayaa hub ma sitaan, macawiisana ma wataan…” Xisbiga Waddani.
0 Comments
Xoghayaha arimaha gudaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Wasiirka arimaha gudha ee Somaliland Maxamed Kaahin