Ciidamada xooga dalka oo howlgal qorsheysan ka sameeye duleedka gobolka Jubada hoose
0 Comments
Ciidamad xooga dalka Soomaliya ee Danab ayaa hawlgalo Miino baadhis ah ka sameeyay deegaano ku teedsan duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose