Badhasaabka Gabiley oo Kormeer Ku Tegay Deegaanada Miiga Ee Hoos Yimaada Gobolka.
0 Comments
Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku Tegay Deegaanada Miiga Ee Hoos Yimaada Ayaa Xadhiga Ka Jaray Dugsiyo Waxbarasho Oo Dayac Tir lagu Sameeyey.