Arrinka Qufulka iyo Handaraabka Si Khaldan baa loo turjumay…” Wasiir Sacad Cali Shire
0 Comments
Masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadu Dr Sacad Cali Shire ayaa kullan la qaatay Guddida dhaqaalaha ee gollaha Wakiilada ee Somaliland.