https://www.premierbank.so/

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‰๐’๐‹ ๐Ž๐จ ๐’๐ข ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐€๐ก ๐” ๐ฅ๐š ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐Š๐š๐š๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐‘๐ฎ๐ช๐ฌ๐š๐-๐’๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐ฎ๐›๐ค๐š ๐…๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐‘๐ฎ๐ช๐ฌ๐š๐-๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š.


๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š ๐Ÿ๐Ÿ ๐‰๐š๐ง๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” {๐–๐Œ&๐‡๐ƒ๐ก}-
Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ayaa maanta si rasmi ah u la wareegtay dakhliyo ay hore u maamuli jireen Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, iyo Dawladda Hoose ee Hargeysa, tallaabadan oo qayb ka ah hirgelinta nidaamka mideynta maamulka dakhliga Dawladda.
Munaasabadda wareejinta ayaa ka dhacday Xarunta-dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, waxaana goob-joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Wasiirka Arrimaha-gudaha iyo Amniga, Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda, Duqa Caasimadda Hargeysa, Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex, Guddiga Farsamo ee ka shaqaynayey soo wareejinta dakhliyadii ay hore u qaban jireen hayโ€™addaha Dawladda qaarkood, masuuliyiin iyo saraakiil ka kala socday labada Wasaaradood.
Dakhliyada maanta ay la soo wareegtay Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaaluhu waxa ka mid ah:
โ—๐ƒ๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐จ๐จ๐๐š ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Š๐š๐š๐๐ก๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š;
โ—๐ƒ๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐จ๐จ๐๐š ๐ซ๐ฎ๐ช๐ฌ๐š๐-๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ก๐ฎ๐›๐ค๐š ๐Ÿ๐ฎ๐๐ฎ๐.
โ—๐ƒ๐š๐ค๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐จ๐จ๐๐š ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‘๐ฎ๐ช๐ฌ๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐๐š๐ก๐š ๐๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐๐š.
Talaabadan oo ah mid hore loogu qaaday dhinaca maamul-wanaaga gaar ahaan xoojinta isla-xisaabtanka, daah-furnaanta iyo hufnaanta hanaanka maamulka dakhliga dawladda, waxa ay sidoo kale qayb ka tahay fulinta wareegto madaxweyne oo lagu faray in Hay’addaha Dawladda ee qabta dakhliyada aan soo marin Wasaaradda lagu soo wareejiyo gacanta Maaliyadda.
=๐‘พ๐’‚๐’ƒ๐’Š๐’๐’๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š ๐‘ป๐’‚๐’˜๐’‡๐’Š๐’Š๐’’=