๐๐๐ซ๐๐๐ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐
Magacaabid
Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda;
Markii aan tixgeliyey: Ahmiyadda ay Xilalkani u leeyihiin u adeegidda dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhismaha Qaranka;
Markii aan ku qancay: In ay hanan karaan masโuuliyadaha ka dhalanaya xilalkan hoos ku xusan;
Markii aan sameeyey: La-tashi;
๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ง ๐ ๐จโ๐๐๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ;
laga bilaabo taariikhda maanta:
๐. In Cabdirashiid Xasan Mataan uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal.
๐. In Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Saaxil.
๐. In Maxamuud Raage Ibraahin Guuleed uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.
๐. In Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi (Herer) uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh.
๐. In Cabdi Siciid Faahiye Allaale oo ahaa Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Salal uu ahaado Xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.
๐. In Proff Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhegayare) oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Saraar uu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Salal.
๐. In Cabdiraxiin Muxummad Axmed oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Daadmadheedh uu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Saraar.
๐๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐ก
๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข (๐๐ข๐ซ๐ซ๐จ)
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐






