https://www.premierbank.so/

Mudaharaadku wuu dhacaya waa khasab ku biyo caba” Khadiija Baandare.

Qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Maroodijeex oo haween ah ayaa taageero u muujiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay murashaxa madaxwayne ee xisbigaasi, kaasoo ahaa in dib ay u abaabulayaan dibadbaxyo salmi ah.

 

 

https://www.premierbank.so/