https://www.premierbank.so/

Maraykanka oo Qabtay Hub Sharci Daro ah

Ciidamdda badda ee Maraykanka ayaa shaciyey inay gacanta ku dhigeen hub aad u tiro badan oo sharci darro ah oo ay lahaayeen dawladdaha Ruushka Iyo Shiinaha,kuwaas oomarayay badda waqooyiga Carabta.

Ciidamada Bada ee Maraykanku waxay sheegeen in hubkaasi ay saarnaayeen doon bilaa astaan ah oo aan lahayn wax calan ah oo muujinaysa dawladdahan,intaasi kadibna lagu so qabtay hawlgallo ay labadii maalmood ee u danbeeyey ay wadeen ciidamada badda ee Maraykanku.

War qoraal ah oo uu soo saaray taliska ciidanka Bada ee Maraykanku laguna baahiyey majalladda Al-Jaziira ayaa lagu sheegay in hawlgalkan uu ku guulaystay markabka shanaaad ee ay leeyihiin ciidamada badda MAraykanka ee fadhigoodu yahay Baxrayn. Waxaana hubkan Maraykanku qabtay ku jira gantaalaha lidka taangiyada ee Ruushku farsameeyey, kumanaan qoryaha 56 loo yaqaano ah ee Shiinaha,boqolaal qoryaha PKM, Qorshayaha Isnaybarka ah ee Toogashada iyo hub kale oo aad u tiro badan.

Hubkan ayaa ku jira gacanta Mareykanka, iyadoo uu baaritaan ku socdo halka laga leeyahay iyo goobta loogu tala galay in la geeyo, ayaa lagu yiri warbixinta ciidamada. Wallow doontii hubkaasi wadday lasii daayay haddana ciidamada Maryakanku waxya sheegeen inay si bini’aadamnimo ku jirto ay u daryeelee raashin iyo biyona ay siiyeen shaqaalihii saarnaa doontaasi siday hubka.

Qoraalka ayaan lagu xusin halka uu markabku ka yimid, laakiin waxaa lagu sheegay in kormeerayaasha joogtada ah ee ciidamada badda Mareykanka ee gobolka ay “carqaladeeyaan gaadiidka xamuulka sharci darrada ah ee inta badan maalgeliya argagixisada iyo howlaha sharci darrada ah”.

Si kastaba ha noqotee, noocyada hubka ee doonta saaran ayaa la mid ah shixnado kale oo ay qabteen ciidamada Mareykanka iyo kuwa xulafada la ah ee gobolka kuwaasoo markii dambe lagu tilmaamay inay ku wajahan yihiin Yemen, halkaas oo fallaagada Xuutiyiinta ee Iiraan la safan ay kula dagaallamayaan xulufada milateriga ee uu hoggaamiyo Sacuudiga.

Talaabadan ciidamada MAraykanku ku talaabsadeen ayaa sababi karta in markael ay cirka isku sii shareerto xiisaddii awalba ka dhaxaysay dalalkan Ruushka,Shiinaha iyo MAraykanku. Waxaana ay kusoo aadaysaa kadib markii dhawaan MAraykanku cunaqabatayn kusoo rogey Ruushka,tas oo sii xumaysa xaalka labadaasi dal.

ilaa hadda dawladahan lala xidhiidhiyay hubka inay leeyihiin ee Ruushka iyo Shiiinaha wax wara kamay soo saarin arrintan iyo talaabada ay qaadeen ciidamada badda ee Maraykanka.