https://www.premierbank.so/

Degdeg: Qodobada Somaliland iyo Maraykan oo Ku Heshiiyeen.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi oo iyo Waftiga uu Hogaamaniyo oo Kulamo kala Duwan Duwan la Qaatay Haya’dda Kala Duwan ee Maraykanka ayaa soo Bandhigay labo Qodob ay ku Heshiiyeen.
Madaxwaynaha ayaa Sheegay in Madaxda isku Afgarteen in Ganacsiga Toosa ay Yeeshan maraykanka,taasi Somaliland Fursad u siinaysa inay ka Maaranto Dhaqaalihii Somaliya u soo Mari Jiray.
Qodobka labaad ee Madaxwayne Bixi sheegay inay Maraykan kula Heshiiyeen ayaa ah, Xidhiidhaka Siyaasadda oo Ku sifeeyay in Somaliland ku Jirto kaalinta Labaad Marka la eego Mashquulka Dunida ee Ukraine.
https://www.premierbank.so/