Ciidamada ammaanka ee dawladda deegaanka Soomalida ayaa hawlgallo ay maalmihii u danbeeyey ka wadeen magaalada Jigjiga, waxa ay ku soo qabqabteen 480 dhalinyaro ah oo lala xidhiidhinayo in ay ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Soomaaliya ee Washington. Madaxweynaha ayaa hadal uu ka jeediyey munaasabadda xadhig ka jiarddia waxa…
Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye ayaa sheegay in wasaarada ay soo gaadheen kiisas la xidhiidha xanuunka ‘Kuduudiye’ oo soo ritey dad kala duwan. Balse…
Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka qaybglayey qado sharafeed ay Qaramada midoobey u samaysay madaxda adduunka, ayaa diiday in uu miis la fadhiisto madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax A-Siisi,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi maxamed Farmaajo oo ka qaybgalaya kulanka guud ee jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa ayaa khudbad uu ka jeediyey fadhi gaar ah oo ku…
Burao (CBATV) – The Conference of the Central Council of Somaliland main opposition party Waddani has officially opened today at Burao, the administrative capital of Togdheer region. The highly anticipated…
Wararka naga soo gaadhaya Gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa ku waramaya in maleeshiyo hubaysani ay subaxnimadii Khamiista 26-ka Sabtembar, labo qof oo xoolo dhaqato ah ku dileen Deegaanka God…
Dawladda Ingiriiska ayaa mar kale muwaadiniinteeda ku wargelisay in Soomaaliya ay tahay meel khatar ah oo aan aamin u ahayn in ay u safraan ama ay sii joogaan. Xafiiska arrimaha…
Wararka telefeeshinka Codka Bariga Afrika ka helayo magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in uu magaalada Burco muddo badan kadib uu dib markale uga dilaacay xanuunka Kaduudiyaha oo…