Iscasilaadda Wasiirkii Warfaafinta Somaliland Mudane Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle ayaa siyaasiyiin badan ku eedeeyeen inuu marka horeba ka tirsanaa Xisbiga Kaah ee mucaaridka ah, ku doonayaan in shaqaaqadii Boorama…
Waxan tacsi u dirayaa guud ahaan dadweynaha gobolka Awdal, gaar ahaan Eheladii iyo Qaraabadii dadkii ku dhintay mudaharaadkii ilaa habeen hore ka socday Magaalada Borama waxaan alle uga baryeyaa inuu…