Guddiga soo xulidda guulaystayaasha abaalmarinta Noble Peace Prize ayaa jimcaha 11-ka Oktoobar ku dhawaaqday in raysalwasaare Abiy Axmed uu helay abaalmarinta nabadda ee sannadkan, kaddib markii uu ka guulaystay saddex…
Xafiiska Sadaasha Hawada Ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyada Somaliland Ayaa ka digay roobab waaweyn la filayo in ay Oktoobar 16-keeda ka da’aan qaybo ka mid ah goballada Bariga Somaliland. Hay’addu…
Madaxwaynaha dawlad deegaanka Soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay ku guulaysatay in dood lix bilood socotay kaddib ay dawladda Federaalka Itoobiya ku qanciso in uu deegaanka…
Qaar Kamid Bulshada Ku Dhaqan Xaafada Guryo Samo Ee Degmada Maxamuud Haybe Ayaa Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Wado Ay Xidheen maamulka Dowlada Hoose islamarkana khasaare gaadhsiisay guryahoodi iyo beerahooda iyagoona…
Waxaa arbacadii 2-da Oktoobar magaalada Muqdisho ku geeriyooday nabaddoon Garyaqaan Axmed Jaamac Maxamuud Qalyar oo ka tirsanaa odayaasha dhaqanka ee deegaanka dawladgobaleedka Jubaland. Nabadoonka ayaa 13-kii bishii Sabtembar dhaawac culus…
New York (CBATV) – Ciidamada Bilayska Soomaaliay ayaa xidhay qaybo ka mid ah waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxa aanay gaadiidka kala duwan ee magaalada oo ay ku jiraan…
Dalka Turkiga ayaa mar labaad loo aqoonsaday in uu yahay dalka ugu deeqsisan adduunka, marka la eego caawimada bani’aadamnimo ee ay dalalka dunidu qaadhaanka u bixiyaan. Isaga oo sannadkii 2018…
Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo ka qaybglayey qado sharafeed ay Qaramada midoobey u samaysay madaxda adduunka, ayaa diiday in uu miis la fadhiisto madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax A-Siisi,…
Hay’adda caalamiga ah ee la socoshada cimilada ayaa shaaca ka qaadday in sannadihii 2015 illaa 2019 ku ay ahaayeen shantii sano ee uu heerkulka adduunku ugu sarreeyey abid. Hay’adda la…











