Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa ay maanta fuliyeen hawlgal amni oo qorshaysan, kaasi oo lagu baadi-goobayey koox hubaysan oo fal dambiyeed ku dilay laba qof oo shacab ah.Hawl galkan oo…
Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Mudane Maxamed Yuusuf Cali, oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, iyo saraakiil sare oo ka tirsan hoggaanka ciidanka, ayaa maanta…











