Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta ka qayb-galay xafladda furitaanka rasmiga ah ee Bangiga WADAAG, oo si rasmi ah looga daahfuray magaalada Hargeysa. Munaasibadda furitaanka oo…
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Yaasiin Maxamed Faarax, ayaa maanta shir muhiim ah ku qabtay xafiiskiisa, kaas oo ay isugu yimaadeen Guddida Sare ee Sanduuqa Horumarinta…











