Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qayb-galay Shirka Caalamiga ah ee Kulanka Dawladaha Adduunka (World Governments Summit), oo ka qabsoomay Magaalada…
Ciidamadda AFRICOM ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka fulisay 124 duqeyn sannadkii hore, halka bilowga 2026 oo keliya ay dhaceen 26 weerar, taas oo muujinaysa kororka hawlgallada milatari. AFRICOM waxay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb-galay Xuska Sannad-guurada 32-aad ee Aasaaska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Munaasibaddan ballaadhan oo lagu qabtay Xarunta Taliska Guud ee…











