Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay warar maalmihii u danbeeyey soo baxay oo sheegaya in magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ay imanayaan todobaadada soo socday madaxwaynaha dawladda fadaraalka ah…
Dareenka Baraha Bulshada ee Shacab ka Somaliland Muniir Axmed Cigaal Madaxweynaha Muuse Biiix iyo Xukuumaddiisa tallo ka balaadhan sida uu Hadda wax u wado ayaa fiican inoo ka hawl galo.…
Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa ka hadlay safarka la hadalhayo maalmahan ee ah in madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyo ra’iisulwasaaraha Federaalka Itoobiya ay ku soosocdaan magaalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda…
Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa markii uug horeysay magaalada Hargeysa munaasibad hadhimo sharafeed ah ugu sameeyey badiba abwaanada Somaliland ee iskugu jira kuwii…
Wasiiirka wasaaradda horumarinat caafimaadka Somaliland mudane Cumar Cabdilaahi Bade ayaa shaaciyey in Somaliland aanay lahayn shaybaadh iyo qalab lagu ogaado hadii la arko xaalad la xidhiidha xanuunka dunida si xawliga…
Xisbiga WADDANI Ee Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay kulankii magaalada Addis-ababa ee caasimada dalka Itoobiya ku dhex maray madaxwaynayaasha Somaliland iyo Soomaaliya iyo waliba safarkii uu madaxwaynaha Somaliland…
Guddiga doorashooyina dawladda fadaraalka ah ee Itoobiya ayaa markii ugu horeysay kulan balaadhan la qaatay dhamaan asxaabta siyaasadeed iyo kuwa bah-wadaagta ah ee dalka Itoobiya. Kulankan oo ka qabsoomay…
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Diinsoor ee gobolka Baay ee Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in xilli danbe oo habeenimadii Jimcahaa ee 14 Febarwari ah lagu daadiyey gudaha magaaladaasi Waraaqo ay…
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay shaacisay in ay go’aansatay in Paasapoorka iyo kaadhka dhalashada ee Somaliland aanay qaadan cid aan u dhalan Somaliland madaama oo ay arrintaasi ku jirto…











