Baarlamaanka Aljeeriya ayaa 24-kii Diseembar 2025 si aqlabiyad ah u ansixiyay sharci ku dhawaaqaya in gumaysigii Faransiiska ee Aljeeriya uu ahaa dambi dowladeed, isla markaana dalbanaya raalli-gelin rasmi ah iyo…
Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland waxa maanta soo gaadhay muuqaal cabasho ah oo ay soo gudbiyeen qoys degan magaalada Hargeysa, kuwaas oo ka cabanaya falal ay ku eedeeyeen Ganacsade iyo…











