Qiimaha Shidaalka Naaftada ayaa Sare u kacay dhammaadka sannadkan 2025 Dalal badan oo Afrikaan ah.[Naaftadu waa shidaalka ay isticmaalaan gaadiidka, korontada iyo beeraha. Marka naaftadu qaali noqoto, nolosha dadka way…
Ghana & Israelโฆโฆโฆโฆโฆโฆ.Ghana ayaa musaafurisay saddex muwaadin oo Israaโiili ah, taas oo ah jawaab ay uga aar-goosanayso saddex muwaadin Ghana udhashay oo laga musaafuriyey Isrl toddobaadkii hore. Wasaaradda Arrimaha Dibadda…











