Khudbaddii Qaran ee 2026, Madaxweyne Donald Trump ayaa si gaar ah u muujiyay in Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) uu yahay saaxiib istiraatiiji iyo mid dhaqaale oo muhiim u ah Mareykanka.…
Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog, ayaa saaka gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, isagoo ku yimid booqasho rasmi ah. Garoonka Diyaaradaha ee Bole International Airport waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka…
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa lagu filayaa inuu khudbad ka jeediyo kulan baarlamaan oo heer sare ah oo ay qabanayso Westminster Africa Business Group (WABG), kaas oo 5-ta March 2026…











