Dallada Sonsaf ayaa Mucaaradka iyo Xukuumada Somaliland ugu baaqday inay dib ugu laabtaan Miiska wadahadalka iyagoo ilaalinya Nabadgelyada iyo guulaha ay Somaliland gaadhay
Niman Mucaarad ah oo faramadhan oo aanaan waxba u dhiiban eeda kuula qaybin mayno ,eeda koobaad Madaxwene adigaa leh ”Abwaan Yuusuf Shaacir ”
Hogaamiyayaasha mucaaradka iyo hadal jeedintoodii Maanta
Mudaharaadkii ay soo abaabuleen xisbiyada Mucaaradka ahย ee Soomaalilaan ayaa saaka ka dhaca magaalada Berbera
Xildhibaan Saleebaan Nuur Food oo kamida golaha wakiilada ayaa sheegay in uu sharciga la tiigsanayo askar jidh-dil u gaysatay oo la duubay muqaal lagu faafiyay baraha bulshada.
Xildhibaanada golaha Wakiilada ee taabacsan xisbiga muxaafidka ah eeย Kulmiye ayaa war-saxafadeed ka soo saaray khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaridke waddani ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay u diyaar garooban mudaharaad salmiya oo ay ku mujinayaan dareenkoda.
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka h ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta shaaciyay in Xukuumad iyo Xisbiyada mucaaradku ay isla ogolaadeen in uu qabsoomo mudaharaadkii ay ku baaqeen maalinta Khamiista…











