Kulankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, Dawladda Maraykanka waxay jeedisay hadal kooban balse macno weyn xambaarsan, kuna saabsan aqoonsiga ay Israaโiil siisay Somaliland: Inkastoo Maraykanku uusan si toos ah u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo ka duulaya waajibaadka Dastuuriga ah ee saaran, isla markaana tixraacaya ansixinta Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland iyo goโaanka Golaha Wasiirrada, maanta oo ay taariikhdu tahay 29/12/2025,…











