Hoggaamiyaha milatariga dalka Niger ayaa ku eedeeyay madaxweynayaasha Faransiiska, Benin iyo Ivory Coast inay taageereen kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday saldhigga Ciidamada Cirka ee ku yaalla caasimadda Niger. Weerarka…
Qiimaha dahabka iyo qalinka (silver) ayaa si weyn hoos ugu dhacay suuqyada caalamka, kadib markii Kevin Warsh loo magacaabay musharraxa Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Maraykanka, ee loo yaqaan Federal Reserve.…











