Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa maanta kulan Qado-sharaf Qaran ah ugu yeedhay Saddexda Dha-dhaar ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland: Goleyaasha Sharci-dejinta, Garsoorka, Golaha Xukuumadda (Fulinta), Guddoomiyeyaasha Hay’adaha…
Masar ayaa si adag uga hortimid aqoonsiga iyo jiritaanka Somaliland, Hase yeeshee, doodda Masar waxay dhalisay su’aal weyn oo ku saabsan munaafiqnimadeeda siyaasadeed marka la eego xidhiidhka dhow ee Masar…











