Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi waxa uu dhambaal tacsi ah u diraa Eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka baxeen labada Marxuum ee kala ah…
Koonfurta Dalka Spain waxaa ka dhacay Shil tareen oo galaaftay nolosha ugu yaraan 21 qof halka dhaawaca uu intaas ka badan yahay, Saraakiisha Caafimaadka ayaa sheegay in shilkaan uu ahaa…
Trump, wuxuu ku mashqulsan yahay sida Mareykanka uu ku heli lahaa jasiiradda ugu weyn caalamka ee Greenland,taa beddelkeeda wax dan ah kama laha waxa ku dhaca kooxda Kurdida Suuriya ee…
Dadka ku nool Koonfurta Yemen , ayaa wada mudahraadyo waaweyn oo ay ku dalbanayaan in la soo celiyo dawladdii Koonfurta ee la midowday Waqooyiga 1990, iyaga oo diidan in ay…











