Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta si nabad ah ugu soo laabtay dalka, kaddib safar shaqo oo guul taariikhi ah oo uu…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa Shirka Dhaqaalaha Adduunka ee Davos ku yeeshay kulammo heer sare ah oo uu la qaatay hoggaamiyeyaal caalami ah, oo uu hormuud u yahay Eric…











