Halkan kala soco nuxurka warka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Lord Mayor-ka Magaalada Sheffield, Marwo Safiya Saeed (Safiya Berberaawi), oo booqasho rasmi ah ku joogta…











