Wasirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Mudane Maxamed Yuusuf Cali, oo uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, iyo saraakiil sare oo ka tirsan hoggaanka ciidanka, ayaa maanta…
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi waxa uu dhambaal tacsi ah u diraa Eheladii, Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka baxeen labada Marxuum ee kala ah…











