sicir bararka ayaa halkii ugu samaysay maraya deegaanka Soomaalida,iyadoo maciishadaha kala duwan ay marayaan halkii ugu saraysay
Wararka na soo gaadhay ayaa sheegaya in ciidamo dawlada iyo kuwa deegaanka oo is garabsanayaa ay hawlgaloย xoogan ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.
Ehelada Caydiid Warsame jaamac oo ku xanuusanayo Magaalada Buuhoodle ayaa dadka kaย codsaday in la caawiyo
Go’aankaas cid wal oo Somaliland dan ka leh way soo dhawaysay oo way jeclaysatayย Cabdilaahi X. Jaamac ku xigeenka Wadani ee Uk
Bini’aadamku isbedel wuu u baahan yahayย Cabdi Cali Xirsi
Mudaharaad yar oo laba saacadood socday ayaa waxa ku dhaawacmay boqol iyo dheeraad siyaasi Cabdillahi Cukuse
Ciidamada dawlada Federaalka iyo kuwa deegaanka ayaa manta Alshabaab waxa ay dagaalo kala duwan kula galeen dhawr deegaan oo ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Galgaduud
R/wasaraaha Somalia oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Masโuuliyiinta Hoggaaminaya Kacdoonka..
Booliska Soomaaliya ayaaย gacanta ku soo dhigay haweeneey si arxan daran u garaacday gabar yar oo baraha bulshada qabsaday











