“Cudud,Bil-qasab iyo xabbad laguma xukumikaro (Laascaanood)” Musharax Cirro.
DR.Bulxan:- qabyaaladda iyo goobaha shaqada sida ay iskula falgaleen.
Xisbiga Ucid ayaa ku baaqay in diiwaangalinta la hakiyo magaalada Laascaanood inta ay xaaladdani jirto.
Qodobo kasoo baxay Shirka Golaha wadatashiga Qaran & Puntland oo diiday labo ka mid ah qodobadaas.
Ciidamada kamaandooska xooga Soomaliya ayaa howgaloย ka sameeyay gobolka jubada hoose.
โWaxa ayaandarro ah in Laascaanood u eekaato xero dhiigtii xoolaha lagu qalayeyโ Xil Barkhad Batuun.
Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo agaasimaha W. tiknoolajiyadda aya gaadhay deegaano ka tirsan gobolka Saaxil.
Qaar kamida muruqmaalka ku dhaqan degmada sheekh ayaa cabsho ka muujiyay maayirka degmada sheekh.
Gobolka Sanaag oo Komishanka doorashooyinku u kala direen agabkii iyo hawlwadeenadii.










