Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxa uu si dhow ula socdaa korodhka dhalinyarada iskood wax u duuba (Citizen Journalists) ee ku hawlan duubista iyo baahinta ra’yiga bulshada, kuwaas oo door…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta si nabad ah ugu soo laabtay dalka, kaddib safar shaqo oo guul taariikhi ah oo uu…











