Guddoomiye ku xigeenka guddida ilaalinta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada Somaliland xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud ayaa sheegay in aan xabbad lagu xallin karin khilaafka Puntland iyo Somaliland ee…
Raysalwasaare Dalka Qatar, Ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha, Abdullah Bin Nasser Bin Khalifa Al Thani Ayaa Xafiiskiisa Doxa Ku Qaabbilay Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa Oo Booqasho…
Qarax lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho. Guddoomiye Cali Nuur Shuute…
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay gorgorka dad cunka ah ee maalmihii u danbeeyey weerarka ku hayey carruurta kala duwan ee deegaannada hawdka ee xuduudka Itoobiya iyo Somaliland.…
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadaynta beelaha ku dagaalamaya magaalada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag. Mudane Rayaale waxa uu sheegay in aanay…
Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi ayaa magaalada New York kulan isugu keenay madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo mudane Uhuru Kenyatta. Kulankan oo uu qaban qaabadiisa lahaa…
Hay’adda caalamiga ah ee la socoshada cimilada ayaa shaaca ka qaadday in sannadihii 2015 illaa 2019 ku ay ahaayeen shantii sano ee uu heerkulka adduunku ugu sarreeyey abid. Hay’adda la…
Shirka magaalada Dooxa ee dalka Qadar uga socda ergayda kala mataleysa dowladda Mareykanka iyo kuwa ururka Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa si horu dhac ah iskugu afgartay gogol xaarka heshiis…
Urur goboleedka IGAD iyo dowladda Jarmalka ayaa maanta kala sixiixday heshiis ay dowladda Jarmalka ugu deeqeyso ururka lacag dhan 34 milyan oo doollar. Saxiixa heshiiskan ayaa kusoo beegmay xilli wasiirro…











