Xoghayaha warfaafinta ee Xisbiga Ucid Mudane Yusuf Kayse Ayaa diginin u diray dhalinyaro uu sheegay in ay qaranka Somaliland si dadban ugu taliyaan. Xoghayaha oo Salaasada 27 Feeberweri warbaahinta kula…
29 guri oo ka mid ah xerada barkacayaasha ee Naasa-hablood ayaa ku shuf belay dab qabsaday duhurnimadii arbacada 27 Feeberweri. Waxa guryaha ku hoos gubtay gebi ahaanba xamaamtii ay lahaayeen…
Hogaanka sare ee ciidamada bilayska Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay arbacada 27 Febarwari ku qabteen xarunta taliska guudee bilayska waxa ay kaga hadleen shil qof ku dhintay iyo dil…
Dacwad soo oogaha dalka Kenya Nuuraddiin Xaaji ayaa sheegay in bangiga Dhaymoond tarast Baank ee magaciisa loo soo gaabiyo (DTB) laantiisa degmada Islii ee magaalada Nayroobi loo haysta dembi ah…
Badhasaabka gobalka Maroodi jeex ee Somaliland Mudane Jaamac Maxamed ayaa sheegay in ay xabsiga u taxaabeen dadyow ku eedaysan in ay guryaha ka gubaan dadka barakacayaasha ah ee ku nool…
Wakiilka gaarka ah ee guddoomiyaha Mdiowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Faransisko Madeyra ayaa wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka ee Soomaaliya u gudbiyey warbixinta natiijada ka soo baxday qiimayn ay…
Xisbiga WADDANI ayaa madaxweynaha Somaliland ku eedeeyey in uu wado qorshe uu ku qaybinayo goballada Somaliland. Xoghayaha garabka haweenka ee Xisbiga Marwo MAryan Maxamuud Dirir ayaa madaxweynaha Somaliland mudane Muuse…
Xildhibaan Ahmed diiriye nacnac oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyey in uu wado qorshe uu ku qaybinaayo bulshada somaliland. Xildhibaan Nacnac…
Madaxweynaha midowga Yurub ayaa kala jaray hadal uu ka jeedinayey shir jaraa’id oo ahaa xidhitaanka shir-madaxeedkii Yurub iyo Carabta ee magaalada Sharma Sheekh, kaddib markii ay xaaskiisu talefanka saddex jeer…











