Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay gorgorka dad cunka ah ee maalmihii u danbeeyey weerarka ku hayey carruurta kala duwan ee deegaannada hawdka ee xuduudka Itoobiya iyo Somaliland.…
Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland mudane Daahir Riyaale Kaahin ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo nabadaynta beelaha ku dagaalamaya magaalada Ceel-afweyn ee gobalka Sanaag. Mudane Rayaale waxa uu sheegay in aanay…
Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi ayaa magaalada New York kulan isugu keenay madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya, mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo mudane Uhuru Kenyatta. Kulankan oo uu qaban qaabadiisa lahaa…
Hay’adda caalamiga ah ee la socoshada cimilada ayaa shaaca ka qaadday in sannadihii 2015 illaa 2019 ku ay ahaayeen shantii sano ee uu heerkulka adduunku ugu sarreeyey abid. Hay’adda la…
Shirka magaalada Dooxa ee dalka Qadar uga socda ergayda kala mataleysa dowladda Mareykanka iyo kuwa ururka Daalibaan ee dalka Afghanistan ayaa si horu dhac ah iskugu afgartay gogol xaarka heshiis…
Urur goboleedka IGAD iyo dowladda Jarmalka ayaa maanta kala sixiixday heshiis ay dowladda Jarmalka ugu deeqeyso ururka lacag dhan 34 milyan oo doollar. Saxiixa heshiiskan ayaa kusoo beegmay xilli wasiirro…
Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dalka Nayjeeriya ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashooyinkii todobaadkan ka dhacay dalkaas, iyagoo shaaciyay in Muxammaduu Buhaari uu mar labaad ku guuleystay doorashada madaxtinimo ee dalkaasi.…
Hoggaamiyeyaasha Ismaamulka Waqooyi Bari Kenya iyo culimada gobolladaas ka soo jeeda ayaa diiday qorshe ay xukuumadda Kenya ku doonayso inay ku yareeyso tirada gobollada iyo degmooyinka maamulkaasi. Kulan ay yeesheen…
Saaka oo isniin ah ayaa la xaqiijiyay geerida duuliye, Maryo Majonga oo ahaa duuliyaha gaarka ahaa ee madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Wilyam Ruuto kadib shil diyaaradeed oo shalay galinkii…











